Wasiir Bayle oo kulan la qaatay wafdi uu horkacayo Mr. Sam Sikwe (Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda Maaliyadda xubno ka socday Bangiga Horumarinta Afrika. Xubnaha wafdigan ka socday Bangiga Horumarinta Afrika (African Development Bank) oo uu hogaaminayey Sam Sakwa oo ah qabiir sare oo maamulka dhaqaalaha Bangiga ayaa ujeedka socdaalkoodu ahaa qiimeyn ay ku sameenayeen dib-u-habeynta Maaliyadda … Continue reading Wasiir Bayle oo kulan la qaatay wafdi uu horkacayo Mr. Sam Sikwe (Sawirro)